Dil saakay ka dhacay Muqdisho iyo ninkii ka dambeeyay oo la qabtay (Sawirro)

Ciidamada ammaanka deegaanka Gubadley ayaa gacanta ku dhigay Nuur Cabdullahi Axmed {Diimoow) oo ku eedeysan inuu saaka deegaankaas ku dilay Marxuum Kunciil Kadiye Guure oo ahaa qof shacab ah. Sida aan wararka ku helnay ninkan hubeesan oo katirsanaa maleeshiyaadka ka howlgala deegaanka Gubadley ayaa qofka shacabka ah u dilay lacag baad ah uu doonayay in … Continue reading Dil saakay ka dhacay Muqdisho iyo ninkii ka dambeeyay oo la qabtay (Sawirro)